Daawo sawirada Banaanbax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

729

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Taaladda Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere maanta waxaa ka dhacay Banaanbax uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, kaasi oo lagu taageerayay Golaha Wasiirada cusub ee Talaadadii ina dhaaftay uu soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Khayre.

Banaanbaxan oo la filyay in uu qabsoomo shalay ayaa baaqday, sababo farsamo awgeed, maanta ayuuna dhacay, waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiinta Gobolka iyo Dadweyne kala duwan oo isaga kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Halkan ka daawo sawirada banaanbaxa.

Banaanbax-5-560x420 Banaanbax-4-560x420 Banaanbax-3-560x420 Banaanbax-2-560x420 Banaanbax-1-560x420