Daawo Sawirada banaanbixii Muqdisho

552

Banaanbax ballaaran oo ay ka qayb galeen madaxda dowladda Soomaaliya oo uu ka mid yahay madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo, Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Khayre, guddoomiyaha Aqalka Safe, guddoomiyaha Gobalka Banaadir iyo Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya ayaa ka dhacay garoonka kubbadda cagta Banaadir Stadium ee magaalada Muqdisho.

Hoos ka arag sawirada banaanbaxayaasha iyo madaxwaynaha Soomaaliya