Daawo Sawirada Shirka Golaha Amniga oo Muqdisho ka furmay

177

Shirka Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ka furmay magaalada Muqdisho, kaasi oo looga hadlay marxaladaha ammaan ee Soomaaliya, waxaana shir guddoomiyay madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Hoos ka daawo sawirada shirka Golaha Amniga Qaranka kaasi oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho