Daawo sawirada xildhibaanada shalay lagu doortay Magaalada Baydhabo

331

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa shalay oo khamiis ahayd waxaa ka dhacay doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Doorashadaasi ayaa waxaa ay ka mid nqotay doorashooyinka taariikhiga ahaa ee dhacay intii lagu gudajiray doorashada labada Aqal ee Soomaaliya.

Afar haween ah ayaa shalay lagu doortay magaalada Baydhabo.

Sidoo kale waxaa lagu doortay siyaasiyiin caan ka ah saaxada siyaasadeed ee Soomaaliya oo uu ka mid ahaa gudoomiye Ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa.

Maanta ayaa waxaa magaaladasi ka soconaya doorashada Aqalka Hoose.

Ilaa iyo hadda waxaa la doortay  Maxamed Sacid C/lahi o helay 40 cod  .

Halkan ka daawo sawirada xubnihii shalay lagu doortay Baydhabo.31084914562_e0b19cba9d_b 30421415663_3c791f6ca4_b 31084915892_7d5f7c7311_b 30421416963_f7e0bc73a7_b 31084917062_d807dd716f_b 30421417883_8362162cf2_b 31114594701_deb06f7b32_b 31114595281_0b7e556ed1_b 31228707565_401dc7fb29_z