Magaalada Seattle ee Xarunta Gobolka Washington ayaa Muslimiinta ku nool u kala hadhin maalintantan Ciida ah. Dad waynaha ugu badnaa ee abid ka soo qayb gala Salaada Ciida ayaa ku tukaday Abubakar Misjid ee Ku Yaala Takuwila.
Hadaba Nala Daawada Sawirada.