DAAWO:-Shiikh Maxamed Idiris oo laga wareystay Xal-u-helidda Mushkiladda Soomaaliya

242

Shiikh Maxamed Idiris oo ka mid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee sida weyn loo qadariyo ayaa wuxuu xalay marti u ahaa TV-ga Universal, wuxuuna ka hadlay xaaladda Dalka Soomaaliya, sida xal loogu heli karo mushkiladda Soomaaliya iyo waxa la gudboon shacabka Soomaaliyeed oo muddo dheer dhibaato ku soo jiray.

 

DAAWO BARNAAMIJKA OO XIISO BADAN LEH