Daawo Shir golaha wasiirada Jubaland ku yeesheen Kismayo

324

Shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen golaha wasiirada Jubaland, isalamarkaana uu shir gudoominayay madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Ma’xed Islaam ayaa looga hadlayay arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin, sharciyo ay goluhu meelmariyeen, shirka lagu qaban doono Kismaayo ee ay isugu iman doonaan madaxda dowlad goboleedyada dalka, duqeeymo ay dad rayid ah ku waxyeeloobeen oo ka dhacay Gedo iyo arimo kale.

Shirka markii uu soo idlaaday waxaa saxaafadda uga warbixiyay madaxweeyne kuxigeenka 1-aad Mudane Max’uud Sayid Aadan.

Hoos ka daawo muuqaalka shirka maanta magaalada Kismaayo ay ku yeesheen golaha wasiirada maamulka Jubaland.

https://youtu.be/rJkIeE0VpAs