“Dagaalka Al-shabaab waa mid Qaran” Xasan Sheekh Dhagayso

77

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrimaha Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay Shabaab in laga sari doono Deegaanada ay ka joogaan Hirshabeelle.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay Dowladda Federaalka in ay ku dadaaleyso sidii Maamulka Hirshabeelle looga caawin lahaa ka saarida Shabaab Deegaanada Hirshabeelle.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa sheegay Dagaalka Shabaab lagula jiro in uu yahay mid Qaran oo uusan aheyn mid Maamul Goboleed.