Dardaaran Qiima Badan Oo Uu Siiyay Soomaalida Sheekh Rashid Al Ghannoushi

578

Hogaamiyaha ururka dhaqdhaqaaqa An Nahda ee dalka Tuunis sheikh Rashid Al Ghannoushi, ayaa shir dhawaan culimada Somaaliyeed loogu qabtay magaalada Dooxa ee dalka Qadar uu ka mid haa culimadii ka socatay dunida muslimka ee ka soo qayb gashay.

Shirkaasi ayaa looga hadlayey dhibaatada Soomaaliya sidii xal loogu heli lahaa.

Haddaba Yusuf Hassan oo xilligaas ka howlgalayay laamaha afafka Soomaaliga iyo Carabiga ee BBCayaa Sheikh Rashid Al Ghannoushi kula kulmay magaalda Doha ee dalka Qadar ugu horeyntiina waxuu uga waramay sida uu u arko dhibaatada Somaaliya.

 

 

NB. wareysigaan ayaa horey waxaa looga sii daayay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da. Waxaana haatan u aragnay in ay tahay xilliga ugu wanaagsan ee dhaga nugul lagu dhageysan doono.