Ded deg: Doorashada aqalka sare oo ka bilaabatay Cadaado.

320

Doorashada Xildhibaannada aqalka saree Maamulka Galmudug ayaa hadda ka socota Mgaalada Cadaado ee xarunta Kumeel gaarka u ah Mamaulka Galmudug.

Xubnaha tartamaya ayaa ka kooban 19 Xubnood,waxaana laga doonayaa in ay ka soo baxaan 8 Xubnood oo Galmudug ku matasha Aqalka sare ee Sanadkan ku cusub dowladnimada Soomaaliya.

Liiska 19 ka Xubnood ee u tartamaya xubanaha aqalka sare ee Galmudug ayaa waxaa hadda ku jira 4 Gabdhood,taas oo ka dhigan  Koontada Haweenka ee 30% oo laga rabo in Haweenku ku yeeshaan Dowladda Soomaaliya ay noqoto  21%.

Maamulka Galmudug,waxaa uu ka mid yahay maamullada dhawaan dib loogu celiyay Liiska ay soo gudbiyeen kadib markii ay yaraadeen tirada Haweenka ee ka soo galaya dhanka Galmudug.

aqalka-sare-magacyo

Halkan ka daawo sawirada doorashada aqalka sare ee Galmudug.

5436