Deg Deg: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland oo is-casilay

341

War qoraal ah oo Bartiisa Facebooka uu kusoo Daabacay Gudoomiyaha Guddiga KMG ah Doorashooyinka Puntland Axmad Maxamad Cali ( Axmed Kismaayo) ayuu ku sheegay in uu iska Casilay Xilka Guddoomiyenimo Guddiga KMG ee Doorashooyinka Dadban Puntland.

Axmed Kismaayo, ayaa xilkan hayey bilihii ugu dambeeyey.

kismaa