Deg Deg: Madaxwaynaha Galmudug oo is casilay

301

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimada Galmudug, Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa.

Halkaan ka Akhriso War qoraal ah oo uu soo saaray Mudane C/kariin Xuseen Guuleed.Mr-640x929