DEG DEG: Xaalada Madaxweynaha Xasan Xagee ku danbeysey, Maxaase ka soo kordhay

236

Madaxweynaha Dowlada faderalka soomalaiya Xasan Sheekh maxamud ayaa ilaa Hada xaalad cafimad waxa Uu U joga wadanka xasanoowTurkiga Iyadoona inta Badan la Cadeyn sababta xanunka Madaxweynaha  Iyo meesha Uu ka hayo.

Waxana Lagu soo waramaya Inay hada Xaalada madaxweynaha Fican tahay Mudo Nasiino ahna Loogu baaqay inuu qaato.

lakiin ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya Inuu madaxweynaha soomaaliya xanuunkiisa yahay gacan Uu Isaga Arkay gariir badan ayna xanunkisa tahay dhanka gacmaha ,Iyadoona Mudo u Qabteen madaxweynaha  Dhakhaatirta gacanta Ku Haya.

Warar waxay inta Ku darayaan Inay xanuunka Madaxweynaha qadanayo inuu mudo wadanka Ka Maqnaado ,Waxana hada madaxweynaha Uu kujira Sbitalku yaala wadanka Turkiga .

mana Jirto wax kulamo madaxweynaha Uu la Qatay madaxda turkiga waxana taasi ku tusinaysa xanuunka Madaxweynaha Inuu yahay Mid xiligani ka Weyn inta warbaahinta Loo Soo bandhigay.

Afhayeenka Madaxtooyada ayaa Sheegay inuu madaxweynaha Reerkisa Degan yahay wadanka Turkiga Uuna Booqasho u joogo halkaasi madaxweynaha.

xasanoow