Dhagayso:- Godoomiye Tarsan ” Qof Shabaab katirsan Hadii Muqdisho lagu Arko dhagax Halagu Dilo.

207

tarzanGudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hadlay kulan kadhacay Muqdisho,kaas oo loga hadlayey Amaanka.

Duqa magaalada Muqdisho Mudane Tarsan ayaa tibaaxay in wax lala yaabo tahay shabaab la qabtay in hadana lasii daayo isagoo ku cel celiyey in nabad gelyada Xamar ay imaan karto shabaabkii la qabtaa in isla goobta lagu dilo.

Maxamuud Axmed Nuur ayaa si qoto dheer uga hadlay xanibaada la gelinayo Magaalada Muqdisho kuna eedeeyey Shabaab xiritaankii Internet Mobilka inay soo wadaan in raashinka dadka ka mamnuucaan sida uu hadalka udhigay.

[ca_audio url_mp3=”http://www.xaqiiqa.com/wp-content/uploads/2014/02/Tarsan-1.mp3″ url_ogg=”” autoplay=”true” skin=”regular” align=”none”]