Dhagayso Guddiga Doorashada Dadban oo sheegay in doorashada madaxwaynaha aysan dhaafi doonin 2016 ka

221

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Abuukaate Cumar Maxamed Cabdulle Dhageey, oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya aysan sanadkaan dhaafi doonin.

Gudoomiyaha ayaa  sheegay in ay diyaarsan yihiin qorshihii ay ku dhici lahayd doorashada Madaxweynaha Soomaaliya isla markaana Xildhibaanada Baarlamaanka tiradii loogu baahnaa ay haatan  xaadir yihiin.

Waxaa uu tilmaamay in ay ku dadaalayaan in ay dhameystiraan howlaha kale ee hada harsan kuna wareejinayaan dhameystirka howlaha doorashada Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan ka dhagayso codka gudoomiyaha