Dhagayso Khudbaddii Madaxwayne Farmaajo uu maanta ka jeediyay Saldhigga Turky-Som

240

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo, ayaa maanta tababar usoo xiray dufcaddii ugu horaysay Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka oo tababar Ku dhamaystay saldhigga militari ee Turkiga sanadkan ka hergaliyay magaalada Muqdisho.

Madaxwaynaha ayaa khudbad ka jeediyay halkaasi, isaga oo u mahad ciliyay dowladda Turkiga.

Farmaajo, ayaa sidoo kale khudbaddiisa kula dardaarmay ciidamada tababarka loogu soo xiray xerada Turk-Som ee magaalada Muqdisho.

Hoos ka dhagayso khudbadda madaxwaynaha