Dhagayso:Shiikh Umul oo ka hadlaya xuska 14ka Feb. waxa ay diinta ka qabto.

232

DSC02534Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Culimada Somaalida kuwooda ugu caansan ayaa waxa uu bulshada Somaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamakaba u sheegay inay ku baraarugaan in maalintan xuskeeda laga soo min guuriyay dadka aan Muslmiinta aheyn (Kirishtaanka ah) islamarkaana diinteena aysan ogoleyn in dabaaldag loo sameeyo.

Hadaba dadka Muslimiinta ah ee weeneeya Maalintan muxuu noqon karaa xukunkooda shiikh Umal oo daliishanaya Axaadiista Nabigeena Muxamed ayaa sheegay in arintaan qofkii xusaa ay dembi ku noqoneyso.

[ca_audio url_mp3=”http://wadaninews.net/wordpress/wp-content/uploads/2014/02/Shiikh-Umal-oo-ka-hadlaya-Maalinta-Jaceylka-aduunka.mp3″ url_ogg=”” autoplay=”true” skin=”regular” align=”none”]