Dhalinyerada ka wayn 18 sano oo xildhibaan ka noqon kara Turkiga

383

Madaxwaynaha dalka Turkiga Raccep Tayyip Erdogan, ayaa maanta oo jimcaha waxaa uu saxiixay isbadel lagu sameeyo dastuurka dalkaasi.

Inta Madaxwaynaha uusan saxiixin waxaa lasoo mariyay baarlamaanka ayagoo maalmo ka doodayay arintaasi.

Isbadelkan ayaa dhaqan galkiisa waxaa uu u baahan yahay in dad waynaha Turkiga inay afti u qaadaan 16 ka bisha April ee sanadkan 2017.

Hadii is badelkan ayaa waxaa uu ogolaanayaa  in Barlamaanka xubnihiisa  laga dhigo 600 oo xildhibaan, ayagoo markii hore ahaa 550 xildhibaan

Waxaa uu sidoo kale ogolaan doona in xilka xildhibaanimada uu qaban karo qof walba oo Turkish ah oo ka wayn da’da 18 ka sano.