Dhaygayso waraysi aan la yeelanay Xubin ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya

180

Zamzam Daahir Maxamuud oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare  ee matelaya Maamulka Galmudug  oo waraysi siisay Wargayska Xaqiiqatimes ayaa ka hadashay sid ay u aragto in Haweenka Soomaaliyeed ay awood ku yeeshaan Xubanaha Aqalka Sare .

Waxa ay sheegtay in ay ku rajo wayn yihiin haweenka soomaaliyeed in ay guul ka gaaraan Qoondada Haweenka oo ah 30% .

“Haweenka soomaaliyeed waxa ay hada aad ugu raja wayn yihiin in haweenka ay helaan qoonadadii loogu tala galay maadaama ay haweenka ay yihiin laf dhabarta Bulshada” ayay sheegtay.

Halkan ka dhaygayso waraysiga aan la yeelanay Zamzam.

zam-zam-1zam-zamzammmm

z-qaran