Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa dib loo dhigay , waxaana la sheegay inay dhaci doonto Saddexda Bisha soo socota ee Maajo 2017.
Sidaasi waxaa warbaahinta u sheegay Guddiga doorashada Madaxweynaha ee maamulka Galmudug.
Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa warbaahinta u sheegay in sababo Farsamo owgeed doorashada dib loo dhigay.
Saddexda Bisha soo socota ayaa lagu waddaa in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug.