Guddiga qabanqaabada doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ayaa maanta soo gebagebeeynaya diiwaan galinta musharixiinta Madaxwaynaha.
Doorashada Madaxwaynaha ayaa lagu wadaa inay dhacdo 8-da bisha fooda inagu soo haysta ee February.
Guddiga Doorashada Madaxwaynaha Dalka ayaa horey u sheegay in doodo toos ah loo qaban doono musharixiinta Madaxwaynaha.
Ilaa iyo waxaa is diiwaan galiyay waa 15 kuwaasi oo kala ah.
- Sheekh Shariif Sheekh Axmed
- Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.
- Cabdiqaadir Cosoble Cali.
- Maxamuud Maxamed Culusow.
- Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.
- C/naasir Cabdulle Maxamed.
- Bashiir Raagge Shiiraar
- Amb. Maxamed Cali Ameeriko
- Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
- Jabriil Ibraahim Cabdulle
- C/raxmaan C/shakuur Warsame
- Xasan Sheekh Maxamuud
- Saciid C/laahi Deni.
- Saciid Ciise Maxamuud.
- Cali Xaaji Warsame