Diyaar gorowga ku dhawaaqiska golaha wasiirada oo socota

188

Wariyeyaasha ayaa Goor dhow looga yeeray Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska Ra’iisulwasaaraha.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo golaha Wasiirada dowladda Soomaaliya.

Ilo ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa warbaahinta u sheegay in Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre uu ku dhawaaqi doono maanta  Wasiirada.

Diyaar Garawgii ugu danbeeyay ee ku dhawaaqista Golaha Wasiirrada ayaa ka socota Villa Soomaaliya iyadoo toos looga tabin doono televisionada iyo idacadaha qaar ee dalka