Dowladda oo soo saartay hab-raaca doorashooyinka M/gobaleedyada

92

Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo federalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saaratay Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada.

Xeerkaan ayaa ah mid quseeya mabaadii’da iyo hanaanka ay u dhacayaan doorashooinka dowlad-gobaledyada xubnaha ka ah dowladda dhexe ee Soomaaliya .

Xeerkaan ayaa waxa uu ka soo baxay wafiiska wasiirka arrimaha gudaha iyo federalka Soomaaliya Cabdi maxamed Sabriye.