Farmajo oo loo doortay madaxwaynaha Soomalia

231

Doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ayaa la soo gebagebeeyay ka dib doorasho qaadatay in ka badan 5 sacadood oo xiriir ah.

Doorashada waxaa Ku guulaystay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo helay 184 cod halka Xasan Sheekh Maxmuud uu helay 97 cod ayadoo Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu helay codad gaaraya 46 cod.

Farmaajo ayaa guusha ka dib lagu dhaariyay isla hoolka doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ay ka dhacday.