Galmudug oo codsatay in laga badalo wakiilka guddiga xalinta khilaafaadka

397

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay wada shaqayn waayeen wakiilka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya, ayagoo codsaday in magaalada Cadaado uu ka baxo wakiilkaasi.

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxwaynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa u qornaa sida tan.gudi