Galmudug oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray maamulka Puntland

117

Maamulka Galmudug ka  jawaabay hadal shalay ka soo baxay Maamulka Puntland oo ku aadan In dowladda soomaaliya ay Masuul ka tahay Colaada Galkacayo.

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaasho Cabdi Carabey ayaa sheegay in Puntland ay eedeeda sal lahayn  hadalka Kasoo yeeray Madaxwaynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas.

Maxamed Cabdi Xaashi waxa uu sheegay inay beesha Caalamka iyo Dowlada Fedraalka ay u cadeynayaan inay Puntland ay wado Dagaalka, kadib markii sida uu sheegay ay diiday inay Fuliso Heshiisyadii horay looga gaaray Colaada Gaalkacyo.

Halkan ka dhagayso shirka jaraa’iid ee madaxwayne ku xigeenka Galmudug