GFHDD oo sheegay inaysan aqoonsan doonin natiijo kasoo baxday doorasho dhowan ka dhacday Muqdisho

520

Guddiga federaalka ee Hergalinta Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa war ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen inaysan aqoonsan doonin natiijadii kasoo baxday doorasho 16 kii bishan ka dhacday magaalada Muqdish.

Guddiga ayaa sheegay in sababta ay tahay in goobta doorashadu ay ka maqnaayeen goob-joogayaasha iyo warbaahinta.

Warka guddiga ayaa sidoo kale lagu cadeeyay la haliyay doorashada xubnaha deeganada Soomaaliland.img-20161218-wa0000