GHDD oo sheegay inaysan cid kale go’aamin karin xiliga doorashada Aqalka Sare ee Gobalada Woqooyi

176

War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Hay’adda kaliya ee ku shaqada leh go’aaminta xilliga Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland ay bilaaban doonto in ay yihiin Guddiga Doorashooyinka Dalka.

Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Somaliland ayaa horey u sheegay 24-ka Bishan oo berri ah in ay bilaaband oonto Doorashada Aqalka Sare ee Xubnaha aqalka sare ee ka imaanaya Gobalada woqooyi.copy-640x828