inkasta oo aad mooddo in ay warbahinta maxaliguay kagaabiyeen inay kahadlaan oo ay wax kaqoran dhibaatada baahday ee degaankeena lagu hayo sida ka dhoofinta dhuxushu ee sida balaadhan uga socota gobolada jubba land gaar ahaa kismayo iyo buurgabo taas oo dad shaqsiyaad ah oo gaar ah ay caadaysteen burbutina khayraadkii degaanka ee dadka .
hadaba hadaanu arintaa waxya idiinka bidhaamino.waxaa jirta in bilkasta lagararo dekeda kismayo iyo buurgabo ilaa 15-20 doonyood oo sida dhuxul dhan 450,000-600000 bags*$5 cashuur kiishkiiba.arintaas oo ay iska kaashanayaa maamulka jubbaland iyo ciidamada kenya ee la jooga iyaga oo ka faaida lacag dhan 2000000 ilaa 30000000 millions bishii oo ay cashuurku sheegaan.markaa kadib dhuxusha waxay aadaa wadamada khaleejka carabta waxayna gacanta u gashaa koox kootarabanka tahriibiya oo reer djibouti ah kuwaas oo dhuxusha u sameeya waraaqo been abuur ah oo djibouti ah si dhuxusha looga dhigo in djibouti laga sooraray kuwaas oo iyaguna lacag xad dhaaf ah oo 10 dollar ah ka qaata kiishkii dhuxusha ah markay waraaqaha been abuurka ah siiyaan.
sikastaba arintu ha ahaatee waxaa layaableh sida aysan warbaahinta maxaliga ahi uga war hayn ama uga aamusantahay aranta degaanka lagu boobayo ee lagu baabi inayo..
maantadaa waxaa raran oo badda saaran oo khaleeka arabta ku sii jiidan ilaa 10 doonyood oo waaweyn oo sida ilaa 300,000 oo kiish.intaas waxaa sii dheer in ay dekadda kismayo iyo buurgabo ku xidhan yihiin 20 kale oo in la raro sugaya.
ta ugu danbaysa,waxaa dadka somaliyeed si naxariis leh uga codsanayaan warbaahinta somaliyeed in ay ka hortagaan arintaa degaan baa bi inta ah iyaga oo website yadooda ku soo daabacaya dhibaatadaa foosha xun ee degaanka lagu hayo lana kaashanayo dowlada cusub ee somaliyeed iyo dowlada djibouti ee waraqaheeda lagu been abuuranayo.
Ms.Fardowsa Yusuf Bashiir