Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku Ansixinayeen Wasiirada cusub Waxa ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka.
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod gacantaag ah ku Ansixiyay Xukuumadda .
224 Xildhibaan Ogolaatay golaha Wasiirada waxaa diiday 15 ,2 ayaa ka aamustay sida uu shaaciyay guddoonka Baarlamaanka.