Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Goordhow ku dhawaaqay golaha Wasiirada cusub ee dowladda Soomaaliya.
Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yihiin 25 Wasiir iyo Ra’iisulwasaare ku xigeen
Golaha wasiirada ayaa ahaa kuwo in mudo ah la sugayay ku dhawaaqistooduna dhowr jeer oo hore baaqatay.
goor dhow filo faahfaahin dheeraad ah