Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Goordhow Magacaabay Xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 24 Wasiir iyo 24 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru dowlayaal kuwaas oo dhamaantood noqonaya ilaa 57 Xubnood.
Sidoo kale waxa uu Magacaabay 9 Wasiiro dowlayaal,waxaan Madaxweyne Shariif Xasan uu ugu baaqay in xildhibaanada ay ansixiyaan.
Madaxtooyada Maamulk Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa looga dhawaaqay Magacyada iyo xilalka Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed.