Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo soo saaray qaabka dooda u dhexmari doonto Musharixiinta Madaxwaynaha

388

Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa soo saaray jadwalka dooda Musharaxiinta ay uga hadlayana xaalada siyaasadeed ee dalka iyo waxqabadkooda.

Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Guddiga doorashada C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa labo qeyb loo kala saaray Musharaxiinta dooda dhex mareysa, waxaana 11 Musharax ay doodi doontaa gelinka hore ee maanta, halka 12 musharax ay doodi doonaan gelinka dambe ee maanta.

Shalay ayay aheyd markii la soo gaba gabeeyay dhageysiga Khudbadaha Musharaxiinta ay ka hor-jeedinayeen Baarlamaanka, taasoo socotay muddo saddex maalin.

Halkan ka akhriso.

dooda