Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Hirshabelle ayaa eedayn usoo jeediyay Madaxwaynaha maamulkaasi Cali Cabdullaahi Cosoble.
Guddiga ayaa waxaa ay ku eedeeyeen madaxwaynaha Hirshabelle inuu faragalin toos ah uu ku hayo mid ka mid kuraasta Aqalka Hoose ee lagu soo dooranayo magaalada Jowhar.
Halkan ka akhriso warka guddiga.