Guddiga Doorashooyinka dadban ee maamulka Jubbaland ayaa diiday in uu Tartamo Wasiirka Macdanta iyo batroolka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo ka mdi ahaaa murashixiinta u taagan kursiga Aqalka Hoose.
Guddiga Doorashooyinka Jubbaland waxaa ay sheegeen in uu hareermaray Xeerka Doorashada .
Hoos ka akhriso warka ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka M Jubaland