Guddiga Doorashooyinka oo ga’aan rasmi ah kasoo saaray kursiga Jufada Gaabane ee beesha Saleebaan

333

Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa go’aan rasmi ah kasoo saaray Kursiga Jufada Gaabane ee Beesha Saleebaan.

Guddiga ayaa sheegay inaysan marnaba aqoonsan doonin doorasho uu kusoo baxay Maxamed Axmed Abti-doon, taasi oo shalay ka dhacday magaalada Cadaado ee gobalka Galguduud.

Halkan ka akhriso warka Guddiga ay soo saareen

 

 

warqad-1

waqad2