Guddiga GFHDD oo Warsaxaafadeed ka soo saaray Doorashada Hiiraan iyo Sh/Dhexe

220

Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan go’aan ka gaarida iyo iftiiminta halka ay ka dhacayso doorashada xildhibaanada ka imanaya Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

 

Fadlan Lifaaqa hoose kala deg Warsaxaafadeedka.