Gudoomiyaha Degmada Waabari oo xilka laga qaaday

227

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir ayaa xil ka qaadis Ku sameeyay gudoomiyihii Degmada Waabari, Xaawa-kiin Maxamuud Cali.

Xaawa-kiin Maxamuud Cali Gudoomiyiihi Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu bedelay Xuseen Axmed Culusow.

Hoos ka akhriso warqadda xilka looga qaaday

1f