Gudoomiye ku xigeenada iyo Xoghayaha guud ee Maamulka G. Banaadir oo la magacaabay

329

Banaadir

Gudoomiye ku xigeenadda iyo Xoghayaha Guud Ee Maamulka G/Banaadir oo labadalay.

Waxaa la magacaabay.
1-G/kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa lo magacaabay. Marwo Muluuka Dheere Sh.A.qaadir.
2- Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasadda iyo Amniga waxaa loo Magacaabay: Mudane Saalax Sh.Maxamed.
3-Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay: Mudane C/llaahi Xaaji Erig.
4-Gudoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud waxaa loomagacaabay: Aadan Sh Cali.


5- Xoghayaha Guud ee Maamulka G/Banaadir waxaa loo magacaabay: Subeyda Maxamed Mukhtaar.