HADIYADDA ISLAAMKA!

294

shekhQisadan waxaa ii soo gudbiyey walaal aan safartii dhowayd kula kulmay Paris, France sida sawirka ka muuqata uu iisoo diray, wexeyna mar kale tilmaameysaa xoogga islaamku ku fidayo, iyo muslimiinta dadaalka looga baahanyahay:

 Sh. Maxamed u gudbi kumanyaalka khayrka jecel oo pagekaaga ku xiran:

Maanta saladi Jimcaha ka dib oday aan mar waliba ku arki jiray masajidka una dhashay Evrycost ayaan weydiiyay Kitaab waxa aw dhahay ma aqaan waan la yaabay oo waxan niyada iska dhahay shiikhan garka leh oo kitaab tan iyo yarantada taqaanay aan aqoonin waa maxaay?

Marka aw ig dareemay in aan la yabay ayuu hadalkisa sii watay iguna dhahay.

Frére(walaal) waxan ahay Muslim cusub .

waan ka tagi rabay waan u soo labtay waane sheekeysanay .

Waxa aw ii sheegay in aw Yahay Muslim cusub diinta islmkane soo Galay 26 july 2013 qiyaas ahan ramadanki la soo dhaafay.

Waxa aw igu dhahay waxaan ahaa kirishtaan.

waxaan dhahay sidee ku islamaty iga shekey.

Waxa aw igu dhahay Yaranteydii waxaan ahaa mid lagu soo tarbiyey diinta aw abahey heestay anigane aan heysan jiray aad ayaane ugu dhaganaa.

Maalin Maalmaha ka mid ah ayuu aabahey igu yirahday adiga Muslin ayaad noqon doontaa waxaan ku arkaa diin jecelkaga waane kaga digaa diintaas.

waxa aan ugu jawbay aw dhahay anigaaaa??? Nooo Muslin ma Noqonayo mana rabo diintaas. waxaa laga soo waregay mudo ku dhaw 30 sano aabahey waa dhintay ayuu dhahay. anigane waxaan imaday France meeshaas yaan dagay gaar ahaan Paris.

 Lkn Nolosheyda aya is badasha oo waxan dhumiyay shaqadeydii Guriga aan daganane waa leyga saaray waxane u soo guuray mgaladan mudo 2 sano ku dhawaad laga joogo waxanemeeshas ka baxsanen in aan marne ka tagin akhrinta biblka maalin ayaan akhriyay meel aw ilahey ugu balan qadayo in hadiyad keeni doono oo Nabi ciise ka dib ah waxan guda gale ayuu dhahay in aan baaro mudo sheer ka dib waxaan ogaaday in ey hadiyadaas eheed Islaaaaaamka!!!!

waane islaamay si an ka leex lexasho leheen markan islaamay ilaa hada waxaan ahay qof ku dhagan islaamka hadii wax waliba aan wayane ma rabo in aan islamka waayo.

 waxa aw ii raciyay in islaamka ka hor aw ahaa qof aan hurdi jirin daawooyine ku hurdi jiray lkn hada waxa aw dhahay ayada oo dhibatooyin i heestaan hadaan madaxa dhulka dhigo waan hurdaa!!!!!

Indhihiisane ilin ayaan ka dhibceesay!!! Subhana Laaaaaaah!!!

Waxaan is dhahay hadiyadaas Allaah ku siiyay ninkaan ayaa gadaal ka qaatay adigane waliga waa heysatay!!! Alloooooooow na sug waa ku baryaaa aamiiin!!!

Walaalayaal u soo duceya walaalkaas !!!!))

www.xaqiiqa.com