Howlgalka Midowga Afrika ee Amisom, ayaa tababar labo Maalmood ah usoo gebagebeeyay Ciidamo ka kala socday dhammaan dowladaha qaybta ka ah howlgalka.
Tababarka ayaa la sheegay in lagu baranayay ilaalinta xuquuqda aadanaha.
Tababarkan ayaa waxaa gacan ka gaysatay Qaramada Midoobay.
Ciidanka Amisom ee howlgala Soomaaliya ayaa tan iyo intii howlgalka uu bilowday waxaa dhowr jeer lagu eedeeyay goboodfalo ka dhan ah xuquuqda Aadanaha.
Halkan ka daawo sawirada