“Il cawaran kuma fiirin doono dhibaatada abaareed ee ka taagan Bariga Afrika iyo Yemen” Madaxwaynaha Turkiga

352
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan

Madaxwaynaha dalka Turkiga Raccep Tayyip Erdogan ayaa Sheegay in dowladdiisa ay taageeri doonto wadamada ay abaruhu halkeeyeen ee ku yaala Barriga Afrika.

Erdogan ayaa sheegay in dowladdiisa Il  cowran aysaan ku eegi doonin dalalkan oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

War qoraal ah oo uu uu soo dhigy boggiisa Twitter ka ayaa waxaa uu Ku sheegay in dalalka Ku yaala Barriga Afrika iyo Yemen aysan dhibaatada Ku daawan doonin.

“We cannot afford to turn a blind eye to requests for help from those countries where the drought-related hunger has reached critical levels.”

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay Ku dhawaqday in maalmo gudahood sababo la xiriira Abaarta iyo cuduro ay u geeriyoodeen in ka badan 110 qof.