In ka badan 65 mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gudbiyay Mooshin ka dhan ah go,aan dhowaan ka soo baxay madashada Hogaanka Qaranka.
Mooshinkan ayaa waxaa uu yahay mid lagu doonayo in lagu laalo go’aabkii madashada Qaranka kazoo baxay 24 kii bishii December, ee ahaa in lagu laabto doorashada 5 kursi oo ka mid ah kuraas horay ay natiijadooda u laaleen guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka.
Xildhibaanadan mooshan gudbiyay ayaa waxaa u badan kuwo lava soo doortay maamulka Koonfur galbeed.
Halkan ka akhriso magacyada xildhibaanada mooshinka gudbiyay.
- Maxamed Huseen Isaaq
- Maxamed Mursal Maxamuud Boorow
- Axamed Xaaji Maxamed
- Maxamed Ali Huseen
- Abdi kariim Moalim Hasaan
- Adan Ali Idiris
- Mohamed Bakar
- Abdullahi Abadi .
- Yacquub Ali Mohamed
- Daahir Cabdi Cabdullaahi
- Khaliif Sheekh cabdullahi
- Cusmaan Kibax Abrali
- Sheekh Aadan Maxamed
- Axmed Mayow Cabdulle
- Axmed Xasan
- Hassan Ali
- Mohamed Ahmed Garweyne
- Xasan Cabdullahi Siraaji
- Ibrahim Isaaq Yarow
- Mohamed Ahmed
- Hassan Moalim Huseen
- Maxamed Mursal
- Shariif Sheekhunaa maye
- Hamza Saciid Hmza
- AbadiAziiz Hassan Mohamed
- Mohamed Bona
- Xuseen Maxamed
- Maxamed macalim yaxye
- Iman Cabdulaahi Ali
- Zamzam Ibraahim
- Fowziya Mohamed
- Hani Abdullahi Adan
- Raabaco Abdullahi Nuur
- Maryan Macalim Isaaq
- Haniifa Mohamed Ibraahim
- Timiro Maxamed Cali
- Deeqo Xuseen Xasan
- Nadiifo Aadan Isaaq
- Macalim Aadan
- Ali Abdi Osmaan
- Aamina Hasan Ali
- Jawaahir Abuukar Abdi
- Axmed Abdixafiid Mohamed
- Sandheera Maxamed Iftin
- Idiris Abow
- Safiyo Xasan Nuur
- Maxamaed Isaaq Cismaan Fanax
- Ilyaas Cali Xasan
- Sayid Cali C/qaadir
- Xasan Cabdi Nuur
- Cali Aadan Xuseen
- Isaaq MaxAMED Maxamuud
- Maxamuud Cali Maxamed
- Cadow Ibraahim Dhabow
- C/qaadir M Osobow
- C/laahi Cali Maxamuud
- Iftiin Xasan Imaan
- Cali Osman Hirsi
- Cabdi Cali Xasan
- Sagaar Ibraahim Cabdalla
- Cabdullaahi Cumar Abshirow
- C/laahi Rooble
- Maryan Aweys Jaamac
- Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim Maxamuud
- Sahro Xaaju Xuseen