Jubaland oo markale 7 xildhibaan maanta doortay

265

Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soo aadan ee Soomaaliya ayaa maalintii 3 xaad oo xiriir ah ka dhacday Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose.

Doorashooyinkan oo saakay bilowday waxaa maanta ku soo baxay 7 xildhibaan kuwaas oo kala ah.

Shalay iyo maalinkii ka horeysay Magaalada Kismaayo waxaa lagu doortay 14 Xubnood oo la xaqiijiyay in ay ka mid noqdeen Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Halkan ka akhriso Magacyada xubnaha la doortay 

  1. Haashim Nuur Aadan
  2.  Maxamed Cali Cumar (Caana nuug)
  3. Maxamed Cali Xuseen
  4. Jibriil C/rashiid Xaaji
  5. C/laahi AbuukarXaaji
  6. C/qaadir Aaden Nuur
  7. Xasan Cabdi Ismaaciil.