Baarlamaanka Mamaulka Koofur Galbeed ee fadhigiisu yahay Magaalada Baydhabo ayaa doortay 8 da xubnood ee Aqalka Sare ku matalaya maamulkaasi.
Koofur Galbeed waxaa ay buuxisay Qootada Haweenka ee 30% ka
Halkan ka akhriso Magacyada xubnaha la doortay.
1-Zamzam Ibraahim Cali
2-Timiro Maxamed Cali
3-Xuseen Sheekh Maxamuud
4-Aadan Cabdi Aadan
5-Ilyaas Cali Xasan
6-Cabdikaafi Macalin Xasan
7-Xuseen Cali Xaaji Cabdalla
8-Cabdulaahi Cabdi Jabriil
Halkan ka akhriso magacyada xubnaha la doortay ee Jubaland iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan.