Kismaayo iyo Garowe oo 12 xildhibaan lagu doortay

248

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa maanta waxaa ka dhacay wajigii Afaraad ee doorashada xildhibaanada Baarlamaanka dowladda soo aadan ee Soomaaliya.

Maamulka Jubaland ayaa ilaa iyo haatan maanta doortay Shan xubnood.

Halkan ka akhriso magacyada xubnaha la doortay.

1: Cabdi Cali Xasan,
2:Cabdicasiis C/laahi Maxamed

3: liibaan Cabdi Cismaan,

4:Cabaas Cabdullaahi  Sheeq Siraaje

5:Maxamed Diiriye Khaliif

6:Cali Maxamed Muuse.

Dhanka kale Magaalada Garowe ayaa maanta waxaa ka dhacday doorashada Aqalka Hoose.

Doorashada maanta ee Garowe ayaa waxaa lagu doortay ilaa iyo 6 mundane oo Puntland u matali doona Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan ka akhriso xildhibaanada Garowe lagu doortay

1: Cabdi Cali Xasan,
2:Cabdicasiis C/laahi Maxamed.

3: liibaan Cabdi Cismaan,

4:Cabaas Cabdullaahi  Sheeq Siraaje

5:Maxamed Diiriye Khaliif

6:Cali Maxamed Muuse.