Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay Liiska dadka u sharaxan Xubnaha Aqalka Sare.
Musharaxiinta ayaa waxaa ka dhex muuqanaya tiro haween ah iyo siyasiyiin xilal kala duwan kasoo qabtay dowladihii kumeel gaar ka ahaa.
Halkan ka akhriso xubnaha magacayada musharaxinta.