Ku dhowaad 40 qof oo ku dhintay magaalda Xumus

228

weeraro mataano ah oo maanta ka dhacay Magaalada 3 xad ee ugu wayn dalka Syria, ee Xums ayaa waxaa Ku geeriyooday Ku dhowaad 40 qof.

Guddiga la socodka arrimha bani’aadanimada dalka Suuriya ee fadhigiisu yahay Magaalada London ee ka Britain, ayaa goor sii horaysay sheegay in qaraxyo mataano ahaa ee ka dhacay Xumus, ay sababeen geerida in ka badan 20 qof.

 

Qasaaraha ayaa lagu soo waramayaa inuu sii kordhay oo uu gaaray dhimashada Ku dhowaad 40 qof.

Qaraxyada ayaa lagu qaaday xarumo kala duwan oo ay leeyihiin ciidanka Ammaanka dowladda Suuriya oo Magaalada gacanta Ku haya.images-2 ef5722d6-cf3d-4d1c-bb96-344a3860a4a0-640x360 88182a2b-3d20-40a3-a017-4264872dd6a0-640x360