Kulan looga hadlayo ammaan xuma Muqdisho oo ka socda Villa Hargaysa (Sawiro)

203

Guddiga Arrimahaha Gudaha,Maamulada gobolada iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Maanta kulan ku leh Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargaysa.

Guddiga ayaa kawada hadlaya Arrimaha Amni daro ee Mudooyinkan ka jira Magaalada Muqdisho iyo Sidii laga yeeli lahaa.

lasoco waxyaaba ka soo baxa kulanka oo hadda socda.