Maamulka gobalka Nugaal ammaanka gobalkaasi ka soo saaray 9 qodob [dhagayso]

188

Maamulka gobalka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa soo saaray digniino ku saabsan Amniga gobalkaasi.

Gudoomiyaha gobalka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faro-wayne, oo shir jaraa”iid ku qabtay Magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa warbaahinta u akhriyay 9 qodob oo ku aadan amaanka gobalka.

Farowayne, ayaa sheegay in golaha deegaanka gobalka Nugaal ay isla garteen in laga hortago falalka liddiga ku ah amaanka gobalkaasi.

Halkan ka dhagayso shirka jaraa”iid ee maamulka Nugaal.